Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Galmudug oo xariga ka jaray qeyb lagu kordhiyey Isbitaalka Gelinsor

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Galmudug Dr. Mahad Caabi Ciise iyo xubno la socday ayaa maanta howlo shaqo u tagay degmada Galinsoor ee Gobolka Galgaduud. Wasiirka ayaa waxaa safarkiisa ku wehliyay, Wasiir ku-xigeenka Cadaaladda iyo Garsoorka, La-taliyaha Madaxweynaha Galmudug ee dhanka Amniga Gen. Cabdi Jaamac Cabdulle Xabeeb, Gudoomiyaha Gobolka Mudug iyo Masuuliyiin kale ayaa … Continue reading Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Galmudug oo xariga ka jaray qeyb lagu kordhiyey Isbitaalka Gelinsor